eventsoja
Dood Cilmiyeed: Talasiin , Dhiira gelin & Aqoon korarsi.

Dood Cilmiyeed: Talasiin , Dhiira gelin & Aqoon korarsi.

When: May 25, 2017, 8:00 am
Venue: Rihla Educational Services & Consultancy Center
Address: Maka Al-Mukaramah Mogadishu , Somalia (map)
Organizer: Rihla Educational Services & Consultancy Center (This event have been posted on Facebook first)
Xarunta La Talinta iyo adeegyada Waxbarshada Ee Rihla(Rihla Educational Services & Consultancy Center) waxay idinku wargelineeysaa in eey qaban doonto Dood-Cilmiyed loogu talagay ardayda kaso qalin jabineysa iskuuladda sanad dugsiyedka 2016-2017.
Dood-Cilmiyeedka oo cinwaankisu yahay (capacity building for graduates students: بناء القدرات لطلاب الخريجين) u jeedadiisuna tahay la talin iyo aqoon korarsi.
Dood-Cilmiyeedka oo eey kasoo qeyb gali doonaan jaamacaddaha dalka loogana hadli doono mawaadiic aad u muhim ah kuwaas oo eey soo jeedin doonan Macalimiin aqoon durugsan u leh.
Dood-Cilmiyeedka ayaa waxa kasoo qeyb gali doono in kabadan 2,000 oo arday , 100 Iskuul iyo ku dhawaad 20 jaamacad.
FG:is-diiwaan gelinta waxey ka socotaa Xarumaha Rihla ee Wadada Maka Al-Mukaramah ee agagaarka Sayidka iyo Xarunta Suuq Bacad ee Salaam Bank.
Wixi Fariin dheerad ah :
Tel:+252612000757/+252612000758 ama info.rihla@gmail.com

Goobta : City Place Waqtiga:25-May-2017

Other events in Mogadishu

Application process now open - deadline: 31st of March 2018! Apply via: https://goo.gl/forms/qUlJ9ZNNQGpVLP3A3 Are you a young Somali innovator between the ages of 18­-35? Do you have a ...
Mogadishu March 31, 2018, 9:00 am
Seminar Topic: Monitoring and Evaluation (M&E) Duration: 2 Days Date: March 17, 18, 2018 Days: Saturday and Sunday Time: 2:00pm - 5:30pm Fee: $8 Venue: Somaville University Area: km5 Wixii faah�...
Mogadishu March 17, 2018, 2:00 pm
Waa Aqoon Kororsi Oo aad u faa'iido badan oo uu jeedin doono Eng.Mohamed-nur (Shardi), milkiilaha iM252....
Mogadishu September 14, 2017, 1:00 pm
C language waa aas aaska Programming Language hadaba #SomaliaSoft waxay idin kugu bisharaysa in aay bilabi donto course kan....
Mogadishu September 1, 2017, 10:00 am
Maalinta Jimcaha 25/8/2017 Maalin Kuweyn Umadda Somaaliyeed Gaar ahaan Bahda waxbarashada (Hamoogaanin Xafladda Qalin Jabinta Dufcaddii 1aad ee kasoo aflaxda Jaamacadda AL_IMAM AL SHAAFICI)...
Mogadishu August 25, 2017, 12:00 pm
More events in Mogadishu

More events in Somalia

Mogadisho May 14, 2017, 8:00 am
Carrè April 29, 2017, 9:00 pm
Garowe April 29, 2017, 4:00 pm

Events in Somalia by city

Find events in Somalia major cities like: Carrè - Mogadishu - Hargeisa - Mogadisho - Bosasso - Garoowe - Garowe - Gebiley - Garoway - Boosaaso - Borama - Kismaayo - Muqdisho - Hargeysa - Mogadish - All cities