eventsoja
Soo bandhiga alaabta timaha iyo jidhka lagu qurxiyo.

Soo bandhiga alaabta timaha iyo jidhka lagu qurxiyo.

When: August 9, 2017, 9:00 am
Venue: Barwaaqo Beauty Supplies
Address: Togdheer Rd., accross from Old Indian Lane Hargeysa , Somalia (map)
Organizer: Barwaaqo Beauty Supplies (This event have been posted on Facebook first)
Dhamaan Koofeerada (salons) ku yaala magaalada Hargeysa iyo nawaaxigeeda, waxa la ogeysiinaya in xaflad gaar ah lagu sameynayo dukaanka BARWAAQO BEAUTY PRODUCTS & SUPPLIES....
Mulkiilaha BBP&S waxa ay soo bandhigaysa alaabo cusub iyo isticmaalka alaabada kala duwan oo si gaar ah la idiinku sharixi doono. Waxa kale oo la idiin haya lacag dhimis (discount) u gaar ah koofeerada marka ay alaab jumlad ah isku iibsadaan.
More events in Hargeysa

More events in Somalia

Mogadisho September 27, 2017, 8:00 am
Carrè August 4, 2017, 5:00 pm
Mogadisho August 5, 2017, 9:00 am

Events in Somalia by city

Find events in Somalia major cities like: Carrè - Mogadishu - Hargeisa - Mogadisho - Bosasso - Garoowe - Garowe - Gebiley - Garoway - Boosaaso - Borama - Kismaayo - Muqdisho - Hargeysa - Mogadish - All cities